About Us

Najashi was established in 2018 as a business dedicated for online store and delivery goods to provide a guaranteed same day both selling and delivery as Najashi service to commerce and industry. najashi is online marketplace that help every small bussiness to grow fast and gain more customers as online consumers Over the last 5 months, Najashi made deeply researches to estimate how our comunity will react this how they need like this service. Our business has developed through our reputation for close, personalised working relationships with all our customers, ensuring we always satisfy their needs and expectations. Najashi delivery: Consistent high quality standards 7 days a week, 24 hrs per day Hassle-free service delivery Good communication with personalised support for each client

Address

Blacksea, Howlwadaag, Mogadishu, Somalia

Phone

+252613832228/+252612777797

FAQ


Maxey qabata shirkada Najashi Marketplace ?
Najashi Waa shirkad suuq geysa badeecooyinka kuna iibisa Internetka adeegyada Najashi waxaa kamid ah: 1- Online E-commerce App/web application 2-Delivery service 24/7 3- Online Gifts for Single person or multiple group

Terms and Condition

Ganacsi waliba oo isticmaala adeega Najashi wa in oo aqbala sharuudaha soo socda .

  • Ganacsaduhu sooma gelin karo system ka alaab aan laga helin goobtiisa ganacsi sida (  Alaab ka goan ganacsiga ama mid owsan gadin iyo wixii lamid ah)
  • Ganacsaduhu waa in oo aqbala nidaamka lacag bixinta adeega Najashi kaas oo ah (System ku waxaa oo leyahay xisaab malinle ah, xisaabta maanta aad shaqeysay waxaa si damaanad ah kuugusoo wareejinaya system – ka )
  • Wa in magaca ganacsi oo doonayo in laga diiwan geliyo systemka oo ahaada magac sax  ah misana  shaqsiga diiwan gelinaya oo kamid yahay milkilayasha ama howl wadeenada ganacsiga.
  • Ganacsaduhu waa in oo ka war qabaa qiimaha saxda ah ee alaabta oo doonayo in oo ku daabaco system-ka kahor inta aan loo bandhigin macmiisha.
  • Ganacsadugu waa in oo cadeeya waqtiga oo shaqeeyo si eeysan u dhicin is heli waa dhanka waqtiga ah
  • Wa in tukaanluhu aqbalaa in si damaanad ah looguso celin karo alaabtii laga iibiyay hadii eey cilad yeelato iyada oo loo tix raacayo mudadda oo horay  ugu cadeeyay system-ka in lasoo celin karo sheyga cilada yeesha.
  • Wa in tukaanluhu aqbalaa in system ka Najashi aan lagu iibin Karin waxyaabaha aan laga ogoleyn gudaha dalka sida (Mandooriyaha iyo hubka)
  • Waa in tukaanluhu aqbalaa in dalabaadka oo uga jawaabo mudo daqiiqado kooban ah hadii kale system-ku oo u wareejin doono ganacsiyada kale ee haya isla alaabtaas.
  • Tukaanluhu waa in oo sii diyaariya alaabta lagaso dalbaday kahor inta eeysan u imaan gaadiidka loogu tala galay geynta alaabta
  • Ganasaduhu waa in oo nala dhowra si hufana uga adeega macmiisha kaga timaad system ka si aan u kasbano kalsoonida macmiisha.

 

Copyright Policy

Webkaan xaquuqdiisa waxaa iska leh Najashi Technology Center  hadii aad dooneyso inaad wax ka weydiiso waxyaabaha la xariira webkaan fadlan kala 840364